Sale!

Joornaalka Mahadnaqa ee 90-ka Maalin – Paperback-Fast Shipping

Original price was: $19.93.Current price is: $5.97.

SKU: 7947768889479 Category:

Description

by
Safiya Mohamed (Author)

Nolosheenu waa ay sii horumareysaa oo sii hagaageysaa markasta oo ay bataan tijaabooyinkeenu, balse kawaran haddii aad soo martay dhowr tijaabo oo adag, aadna u taag la’ dahay ka gudbitaankooda? Joornaalkaan waxa uu kuu suurtagalinayaa in aad la socoto noloshaada maalin laha ah, aadna hormariso hab fikirkaaga adiga oo maalinkasta qaadanaya 5 daqiiqo oo aad wax uga qoreyso maalintaada iyo waxyaalaha aad ka mahadnaqeysid in aad heysato. Buugaan waa nuqulka asalka ah ee ay diyaarisay Safiya Farah Mohamed, oo ah dhiirigaliso, horayna u qortay buugaag ay uga hadleyso sirta lagu helo nolol guul iyo farxad leh.

Number of Pages: 184Dimensions: 0.39 x 8.27 x 5.83 INPublication Date: March 28, 2020

Reviews

There are no reviews yet.

Be the first to review “Joornaalka Mahadnaqa ee 90-ka Maalin – Paperback-Fast Shipping”

Your email address will not be published. Required fields are marked *